Yexesqeel 27:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa shiraaq kuu ahaa maro wanaagsan oo daabac leh oo Masar laga keenay, si ay taasu calaamad kuugu ahaato, oo waxaa kugu dednaa buluug iyo guduud gasiiradaha Eliishaah laga keenay.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:3-17