Yexesqeel 27:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay seebab kaaga sameeyeen geedihii alloonka ee Baashaan, oo kursiyadaadiina waxay ka sameeyeen alwaax gasiiradaha Kitiim laga keenay oo foolmaroodi lagu sharxay.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:3-15