Sharciga Kunoqoshadiisa 3:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas waxaan idinku amray oo idinku idhi, Rabbiga Ilaahiinna ahu dalkan buu idiin siiyey inaad hantidaan. Raggiinna dagaalyahanka ah oo dhammu idinkoo hub wata walaalihiinna reer binu Israa'iil hor mara oo gudba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 3

Sharciga Kunoqoshadiisa 3:17-21