Laawiyiintii 9:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay keeneen baruurtii dibiga iyo tii wanka, iyo badhidii, iyo xaydhii gudaha ku duubnayd, iyo kelyihii, iyo xuubkii beerka.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:10-21