Laawiyiintii 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wuxuu gowracay dibigii iyo wankii ahaa allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo dadka aawadiis loo bixinayay; oo markaasay wiilashii Haaruun isagii u keeneen dhiiggii, oo isna wuxuu ku dul rusheeyey hareeraha meesha allabariga.

Laawiyiintii 9

Laawiyiintii 9:14-20