Laawiyiintii 3:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii qurbaankiisu yahay allabari qurbaanno nabaadiino ah oo uu adhiga ka bixinayo, lab iyo dhaddig miduu yahayba, waa inuu bixiyaa neef aan iin lahayn.

Laawiyiintii 3

Laawiyiintii 3:1-9