Laawiyiintii 3:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wiilasha Haaruun waa inay ku dul gubaan meesha allabariga iyo qurbaanka la gubayo oo kor saaran qoryaha dabka, waayo, taasu waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.

Laawiyiintii 3

Laawiyiintii 3:1-15