Laawiyiintii 23:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla maalintaas waa inaad naadisaan inuu shir quduus ah idiin jiri doono, oo waa inaydaan dharaartaas shuqul adag qaban, waayo, kaasu weligiinba waa idiin qaynuun tan iyo ab ka ab meel kastoo aad deggan tihiinba.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:14-27