Laawiyiintii 23:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu Rabbiga hortiisa qurbaan la ruxruxo iyaga ugula ruxruxaa kibista midhaha ugu horreeya oo raacda labada wan oo yaryar, oo iyagu quduus bay Rabbiga u ahaan doonaan wadaadka aawadiis.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:11-24