Laawiyiintii 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu toddoba jeer dhiigga fartiisa kula saydhaa meesha allabariga, oo waa inuu daahiriyaa, oo quduus ka dhigaa waxyaalaha nijaasta ah ee reer binu Israa'iil.

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:14-29