Laawiyiintii 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inuu meesha allabariga ee Rabbiga hortiisa taal u baxaa, oo uu kafaaraggud u sameeyaa, oo uu soo qaadaa dhiigga dibiga qaarkiis, iyo dhiigga orgiga qaarkiis, oo uu mariyaa meesha allabariga geesaheeda.

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:14-23