Laawiyiintii 14:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadku waa inuu soo qaadaa wananka midkood oo waa inuu u bixiyaa qurbaan xadgudub aawadiis, oo weliba waa inuu logga saliidda ah qaadaa oo uu iyaga Rabbiga hortiisa ugu ruxruxaa qurbaan la ruxruxo.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:6-14