Laawiyiintii 14:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wadaadka isaga daahirinayaa waa inuu kan la daahirinayo iyo alaabtiiba keenaa Rabbiga hortiisa, meel iridda teendhada shirka agteeda ah.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:8-19