Kolosay 2:4-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Taas waxaan u leeyahay inaan ninna idinku khiyaanayn hadal sasabasho ah.

5. In kastoo aan idinka maqnahay xagga jidhka, weliba waan idinla joogaa xagga ruuxa, anigoo faraxsan oo fiirinaya nidaamkiinna iyo adkaanta rumaysadkiinna, xagga Masiixa.

6. Haddaba sidaad u aqbasheen Rabbi Ciise Masiix, ku socda,

Kolosay 2