Kolosay 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba haddii laydinla soo sara kiciyey Masiix, doondoona waxyaalaha korka yaal, meesha uu Masiixu joogo, isagoo fadhiya midigta Ilaah.

Kolosay 3

Kolosay 3:1-2