2 Korintos 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waannu garanaynaa in kan sara kiciyey Rabbi Ciise uu inala sara kicin doono Ciise, oo hortiisuu ina wada keeni doonaa idinka iyo annagaba.

2 Korintos 4

2 Korintos 4:4-15