2 Korintos 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaannu leennahay isku ruuxa ee rumaysadka, sida qoran, waan rumaystay, taas aawadeed ayaan u hadlay; annaguna waan rumaysannaa, taas aawadeedna waannu u hadallaa.

2 Korintos 4

2 Korintos 4:12-17