Yooxanaa 7:47-50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

47. Farrisiintii haddaba waxay iyaga ugu jawaabeen, Idinkana ma laydin khiyaaneeyey?

48. Miyaa taliyayaasha midkood ama Farrisiinta rumaystay isaga?

49. Laakiin dadkan badan oo aan sharciga garanaynin waa inkaaran yihiin.

50. Nikodemos (kii markii hore Ciise u yimid, isagoo ah midkood) wuxuu iyaga ku yidhi,

Yooxanaa 7