Yooxanaa 7:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa Galili ku dhex wareegay, waayo, ma u doonaynin inuu Yahuudiya ku wareego, maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay doonayeen inay dilaan.

2. Iiddii Yuhuudda oo tii waababka ahayd way dhowayd.

3. Walaalihiis haddaba waxay ku yidhaahdeen, Halkan ka bax oo Yahuudiya tag in xertaadiina aragto shuqullada aad samaynaysid.

Yooxanaa 7