Yooxanaa 6:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tanu waa doonistii kii i soo diray in kuwii uu dhammaan i siiyey aanan midna ka lumin, laakiin inaan maalinta u dambaysa soo sara kiciyo.

Yooxanaa 6

Yooxanaa 6:31-46