Yooxanaa 6:35-37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay kibista nolosha. Kii ii yimaadaa ma gaajoon doono, kii i rumaystaana ma harraadi doono weligiis.

36. Laakiin waxaan idiin sheegay inaad i aragteen, mase rumaysataan.

37. Dhammaan wuxuu Aabbuhu i siiyo way ii iman doonaan, oo kii ii yimaadana ma eryi doono.

Yooxanaa 6