Yooxanaa 5:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa aawadeed ayaa Yuhuuddu aad u sii dooneen inay dilaan, sababtu ma ahayn sabtidii uu jebiyey keliya, laakiin waxay ahayd inuu Ilaah ugu yeedhay Aabbihiis, iyo inuu isagu Ilaah iskala mid dhigay.

Yooxanaa 5

Yooxanaa 5:10-22