Yooxanaa 4:36-38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

36. Kii gooyaa mushahaaruu helaa, wuxuuna midho u ururiyaa nolosha weligeed ah, inay kii beera iyo kii gooyaaba isla farxaan.

37. Hadalku waa ku run kan, Mid baa beera, mid kalena waa gooyaa.

38. Waxaan idiin diray inaad gooysaan wixii aydnaan ku hawshoon. Kuwa kale baa hawshooday, hawshoodiina waad gasheen.

Yooxanaa 4