Yooxanaa 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu xadhko karbaash ka sameeyey, kulligoodna ayuu macbudka ka eryay, dibiyada iyo idaha labadaba, lacagtiina wuu ka daadiyey kuwii bedbeddelayay, miisaskoodiina wuu rogay.

Yooxanaa 2

Yooxanaa 2:11-19