Yooxanaa 19:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaa daraaddeed Bilaatos ayaa ku yidhi, Miyaanad ila hadlayn? Miyaanad ogayn inaan leeyahay amar aan kugu sii daayo iyo amar aan iskutallaabta kugu qodbo?

Yooxanaa 19

Yooxanaa 19:9-15