Yooxanaa 18:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ugu jawaabeen, Ciisihii reer Naasared. Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Isagii baan ahay. Waxaana iyaga la taagnaa Yuudas kii gacangeliyey.

Yooxanaa 18

Yooxanaa 18:1-7