Yooxanaa 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin runta ayaan idiin sheegayaa, Waxaa idiin roon inaan tago. Haddaanan tegin, Gargaaruhu idiinma iman doono, laakiin haddaan tago waan idiin soo diri doonaa.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:6-15