Yooxanaa 16:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaasna waxba ima weyddiin doontaan. Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Haddii aad wax uun weyddiisataan Aabbaha, magacayga ayuu idinku siin doonaa.

Yooxanaa 16

Yooxanaa 16:17-31