Yoonis 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay ku yidhaahdeen, Si baddu noogu degto aawadeed haddaba bal maxaannu kugu samaynaa? Waayo, badda duufaankeedii aad iyo aad buu u sii weynaaday.

Yoonis 1

Yoonis 1:10-16