Yexesqeel 8:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii lixaad, bisheedii lixaad, maalinteedii shanaad intii aan gurigaygii dhex fadhiyeyey, oo ay odayaashii dalka Yahuudah i hor fadhiyeyeen ayaa gacantii Sayidka Rabbiga ahu igu soo kor degtay.

Yexesqeel 8

Yexesqeel 8:1-11