Yexesqeel 27:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkii reer Dedaanna way kula baayacmushtari jireen, oo gasiirado badan ayaa kuu ahaan jiray meelahaad ku baayacmushtartid, oo waxay kuu keeni jireen foolmaroodi iyo qori haabniim ah.

Yexesqeel 27

Yexesqeel 27:7-17