Yexesqeel 25:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan dushooda ku soo dejin doonaa aarsasho weyn anigoo xanaaq weyn ku canaananaya, oo markaan aarsashadayda dul saaro waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 25

Yexesqeel 25:10-17