Yexesqeel 23:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay caashaqday kuwii reer Ashuur ee deriska la ahaa, oo ahaa saraakiil iyo taliyayaal si qurux badan u xidhan, oo ahaa fardooley fardo fuushan, oo kulligood wada ahaa dhallinyaro suurad wacan.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:9-13