Yexesqeel 18:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo uu qaynuunnadayda ku socday, oo uu xukummadayda u xajiyey si uu wax qumman u sameeyo, kaasu waa xaq, oo hubaal wuu noolaan doonaa, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:6-19