Yexesqeel 10:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wejiyadooduna waxay ahaayeen isla wejiyadii aan Webi Kebaar agtiisa ku arkay, oo muuqashadooda iyo iyaga qudhooduba isku mid bay ahaayeen, oo midkood kastaaba hortiisuu qummaati ugu socday.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:20-22