Yeremyaah 52:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Baabuloon iyagii ku laayay Riblaah oo ku taal dalka Xamaad. Oo sidaasaa dadkii Yahuudah dalkoodii looga kaxaystay iyagoo maxaabiis ah.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:25-34