Yeremyaah 33:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas dadka Yahuudah waa la badbaadin doonaa, oo Yeruusaalemna ammaan bay ku degganaan doontaa, oo kanuna waa magaca iyada lagu magacaabi doono, Rabbigu waa xaqnimadayadii.

Yeremyaah 33

Yeremyaah 33:13-24