Yeremyaah 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan idin keenay waddan barwaaqo badan, inaad midhihiisa iyo wanaaggiisa cuntaan, laakiinse markaad soo gasheen ayaad dalkaygii nijaasayseen, oo dhaxalkaygiina waxaad ka dhigteen wax karaahiyo ah.

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:1-11