Yeremyaah 2:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka qarniganow, bal erayga Rabbiga ka fiirsada. Reer binu Israa'iil ma waxaan u ahaa cidlo ama dal gudcur ah? Haddaba bal maxaa dadkaygu u yidhaahdaan, Xor baannu nahay, oo mar dambe kuu iman mayno?

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:23-36