Yeremyaah 2:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan kuu beeray canab wacan, oo kulligiis abuur wanaagsan ah, haddaba sidee baad ugu beddelantay inaad igu noqotid canab ba'ay oo qalaad?

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:16-22