Yeremyaah 2:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haatan bal maxaad ka samaynaysaa jidka Masar inaad cabto biyaha Shiixoor? Amase bal maxaad ka samaynaysaa jidka Ashuur inaad cabto biyaha Webi Yufraad?

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:9-20