Yeremyaah 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Libaaxyo qayrabyo ah ayaa ku ciyey, oo codkoodiina way dheereeyeen, oo dalkiisiina way baabbi'iyeen, oo magaalooyinkiisiina way gubteen oo ciduna ma deggana.

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:5-16