Yeremyaah 2:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyey jirtaa quruun beddeshay ilaahyadeed aan ilaahyo ahayn? Laakiinse dadkaygu waxay ammaantoodii ku beddeleen wax aan waxtar lahayn.

Yeremyaah 2

Yeremyaah 2:8-20