Yashuuca 9:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaasuu Yashuuca iyagii ka dhigay kuwo xaabada u gura, biyahana u dhaamiya shirka iyo meesha allabariga Rabbiga, taas oo ku taal meel alla meeshuu doortoba, ilaa maantadan la joogo.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:24-27