Yashuuca 23:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayaa Yashuuca u yeedhay reer binu Israa'iil oo dhan, iyo waayeelladoodii, iyo madaxdoodii, iyo xaakinnadoodii, iyo saraakiishoodii, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waan da' weynahay oo gabow baan la dhacay;

Yashuuca 23

Yashuuca 23:1-7