Yashuuca 22:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer Ruubeen iyo reer Gaad iyo reer Manaseh badhkiis waxay u jawaabeen oo la hadleen kuwii madaxda u ahaa kumanyaalka reer binu Israa'iil, oo ku yidhaahdeen,

Yashuuca 22

Yashuuca 22:11-24