Yashuuca 19:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo saamigii labaadna wuxuu u soo baxay reer Simecoon, oo waa dhaxalkii ay qabiilkii reer Simecoon u heleen siday reerahoodu ahaayeen. Oo dhaxalkooduna wuxuu ku dhex jiray dhaxalkii reer Yahuudah.

2. Oo waxay dhaxal u heleen: Bi'ir Shebac, ama Shebac, iyo Molaadaah,

3. iyo Hasar Shuucaal, iyo Baalaah, iyo Cesem,

4. iyo Eltoolad, iyo Betuul, iyo Hormaah,

Yashuuca 19