Yashuuca 18:22-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

22. iyo Beytcaraabaah, iyo Semaarayim, iyo Beytel,

23. iyo Cawiim, iyo Faaraah, iyo Cofraah,

24. iyo Kefar reer Cammoon, iyo Cofnii, iyo Gebac, oo intaasu waa laba iyo toban magaalo iyo tuulooyinkoodii,

25. iyo Gibecoon, iyo Raamaah, iyo Bi'irod,

26. iyo Misfaah, iyo Kefiiraah, iyo Mosaah,

27. iyo Reqem, iyo Yirfe'eel, iyo Taralaah,

Yashuuca 18