Yashuuca 15:44-49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

44. iyo Qeciilaah, iyo Aksiib, iyo Maareeshaah, oo iyana waa sagaal magaalo iyo tuulooyinkoodii.

45. Ceqroon, iyo magaalooyinkeedii iyo tuulooyinkeedii,

46. iyo Ceqroon iyo ilaa badda, iyo kulli intii u dhowayd Ashdood iyo tuulooyinkoodii.

47. Ashdood iyo magaalooyinkeedii iyo tuulooyinkeedii, iyo Gaasa iyo magaalooyinkeedii, iyo tuulooyinkeedii, iyo ilaa durdurkii Masar, iyo ilaa badda weyn, iyo soohdinteeda.

48. Iyo dalkii buuraha lahaa oo dhan, iyo Shamiir, iyo Yatiir, iyo Sokoh,

49. iyo Dannaah, iyo Qiryad Sannaah (taasoo Debiir ah),

Yashuuca 15