Xaakinnada 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaggii Ilaah wuxuu ku yidhi isagii, Hilibka iyo kibista aan khamiirka lahayn qaad, oo waxaad saartaa dhagaxan, oo maraqana ku qub. Oo isna sidaasuu yeelay.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:11-29